Ka Qaybgal Xulista Kuliyadaha Jaamacada Timacade,

Ka Qaybgal Xulista Kuliyadaha Jaamacada Timacade,

Maamulka jaamacadu waxa uu ka dhawajiyay 04-Nov-2009 in jaamacadu diyaar u tahay inay furto kuliyadaha ardayda u baahayn yihiin, igoo loo eegi doono shuruudo u gaar ah jaamacada.

Začetek Deliti
Adigoo eegaya baahida Ardayda, Dadka iyo Dalka Somaliland, kuliyadee ayaad doorbidi lahayd in jaamacada Tiamcade furto Sanad-dugsiyeedka 2010/2011?