Social App Builder
Social App Builder
Buat apl baharu
English
Azərbaycan dili
Bahasa Indonesia
Bahasa Melayu
Čeština
Dansk
Deutsch
Español
Français
Hrvatski
Italiano
Lietuvių
Magyar
Nederlands
Polski
Português
Română
Shqip
Slovenčina
Slovenščina
Suomi
Svenska
Tiếng Việt
Türkçe
Ελληνικά
Български
Македонски
Русский
Српски
עברית
العربية
हिन्दी
বাংলা
ภาษาไทย
ქართული
中文
한국어
日本語
Other Languages
Buat akaun
Log masuk
Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Application-kani waxa uu kuu sheegaya Nooca xayawaan ee aad isku dabeecada tihiin ama se aad is matashaan
Mulakan
Kongsi
Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Haduu qof ku aamino maxaad samayn lahayd?
soalan 1 / 5
Ana waan Aamini lahaa
Maan daneeyeen
waan ilaashan lahaa
Waan Ixtiraami lahaa
Waan ka danbayn lahaa
Waan ka Xaraabaysan lahaa
waan khaayimi lahaa
Waan la jaanqaadi lahaa
Waan wanaajin lahaa aniguna
Wax Wanagsanbaan ugu abaal gudi lahaa
Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Hadii aad qof safar isku raacdaan oo aad meel cidlo ah wada tagtaan oo uu dhinto maxaad samayn lahayd?
soalan 2 / 5
maan daneeyeen
waan aasi lahaa
waan dhaafi lahaa
waan iska ag joogi lahaa
waan iskaga tagi lahaa
waan jiidijiidi lahaa
Waan Ka Dul barooran lahaa
waan ka dul ciyaari lahaa
waan ka murugoon lahaa
waan ka talaabsan lahaa
Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Haddii aad aragto qof doonaya inuu ku dilo oo qori sita maxaad samayn lahayd?
soalan 3 / 5
intaan la heshiiyaan marka danbe dili lahaa
Qori kale ayaan ana soo qaadan lahaa
waan dili lahaa intaanu i dilin
waan iska sasabi lahaa
waan ka baqan lahaa
waan ka dhuuman lahaa
waan ka roori lahaa
waan qiniini lahaa
waan sabaaxadayn lahaa
waan u soo ka gaban lahaa oo aan ku soo boodi lahaa
Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Haddii aad arkayso ugaadh aad doonayso inaad cunto lkn ay ku dhex jirto meel biyo ah maxaad samayn lahayd?
soalan 4 / 5
Geedbaan ka dul daawan lahaa
intaan dul tagaan iska dawan lahaa uun
iyadaa ugaadhu i soo doonan lahayd
kayntaan gali lahaa
mabaan daneeyeen
Shabagbaan soo qaadan lahaa waanan ku soo daban lahaa
waan duuli lahaa si aan u soo eeg eegto
waan u fikiri lahaa
waan ugu dhex tagi lahaa
wax kale oo meelaha joogaan daydayan lahaa
Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Haddii uu qof ku jeclaado maxaad ugu abaal gudi lahayd
soalan 5 / 5
Hadyad ayaan u keeni lahaa
waan raaci lahaa mar walba
Waan guursan lahaa
waan ilaalin lahaa
waan is nacsiin lahaa
waan ixtiraami lahaa
Waan Jeclaan Lahaa
waan ka carari lahaa
waan khiyaamayn lahaa
waan la ciyaari lahaa
Dicipta oleh
Tracy56
Buat kuiz anda sendiri
Online People - Temu janji, bersembang & bertemu orang baharu
Cadangan Kuiz
Seberapa Bodoh Nya Awak 😈
Apakah Kau Romantik?
Seberapa Ganteng Nya Elu Kalau Berada Di Dunia Ani
Karakter Apakah Kamu Di Projek High Council
Siapakah Kamu Dalam Anime
Apa Kegunaan Anda Di Dunia
Apakah Zodiakmu?
Puteri Limau Mana Kah Kamu?
Kamu Sedang Jatuh Cinta Atau Tidak Dengannya?
Wajah Anda Mirip Artis Bollywood
Seberapa Wibu Dadakan Nya Kamu
Seberapa Pick Me Nya Anda??
Mirip Siapakah Aku Di Kny?
Seberapa Sifat Kamu Sebagai Mfia
Apakah Jawatan Anda Di Sekolah
Pacarmu Di Blue Lock💙
Tetang Sayaa
Hampa Jawab???
Hahah
Ez Renewal
Siapakah Si Dia Yang Sesuai Denganmu?
Kamu Seperti Siapa Di Anime
Anda Layak Tak Join Caf
Siapa Kamu Di Boboiboy Galaxy
Seberapa Kenal Kah Anda Dgn Saya
Apakah Sifat Kamu Seperti Bias Mu Di Enhypen?
...Jjjj
Kawan / Musuh
Apakah Puteri Disney Anda?
Quiz Sirah Tahun 2
Lagi Kuiz
Cadangan Undian
Lady Gaga Or Ke$Ha?
Smtm Reunion
Sekolah Mana Kah Yang Paling Terkenal Di Bahagian
Malaysia Vs Denmark
Blah Blah
Questionaire
Negeri Kelahiran Anda!
Handphone?
Judinz
Juara Piala Dunia 2010
Lagi Tinjauan
Apl yang Dicadangkan
Kucing Yang Patut Saya Bela
Bertuah
Bertuah
Kucing Yang Patut Saya Bela
Chance To Get A Kiss From Your Love
Lagi Apl